Scroll to Top

Bakool News

bakoolnews.com


admin

This user hasn't shared any profile information

ShareWafdi oo uu hogaaminayo Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo ay ka mid yihiin wasirkii hore ee Gaashaandhiga Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Xubno kale ayaa maanta lagu soo dhoweeyey Magaalada Xuddur ee Xaruunta Gobolka Bakool. Wafdigaan ayaa waxa uu ka soo kicitimay Magaalada Kismaayo ee Caasimada Maamul Goboleedka Jubbaland oo maalmihii lasoo dhaafey kulamo...

ShareInkabadan 11 ruux ayaa ku geeriyootay tiro intaa kabadanna wey ku dhaawactay Dagaal aad uqaraar oo maanta gelinkii dambe degaanka Abal ku dhexmaray Ciidamo Taabacsasan Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur iyo Maleeshiyada Al-shabaab. Saraakiil u hadashay dhinaca Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa sheegey in ay gacanta ku soo dhigeen mid ka nmid ah maleeshiyadii maanta...

ShareSheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur iyo Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Dowlada Federaalka Somaaliya Cabdirashiid Cabdulaahi Maxamed oo maalmahaan  ku sugnaa Magaalada Xuddur waxa uu kulamo gaar gaar ah la qaatay Maamulka Gobolka Bakool, Saraakiisha Ciidamada, Odayaasha Dhaqanka, Culimaa’udiinka, Haweenka, Dhalinyarada iyo Aqoonyahanada. Waxa  Kulamadaasi...

ShareCiidamada Dowlada iyo Maleeshiyada Al-shabaab ayaa habeennimadii xaley degaal ku dhexmaray degaanka Wargaloole oo qayaastii 28 km dhanka waqooyi ugabeegan Magaalada xuddur ee Gobolka Bakool. googjoogayaal ku sugan meel u dhow degaankaas ayaa sheegayaa in ay maqlayeen rasaas badan oo la isweydaarsanayo lama oga khasaaraha ka dhashay degaalkaas oo mudokooban socoday...

ShareKulan Albaabada u xirnaa oo maanta kul dhex maray gudaha magaalada xuddur Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu mansuur iyo Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa gaarka ah ee maamul Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa la oayn wax yaabaha sigaar ah uga wada hadleen haseyeshee waxa aad loo hadal hayaa in uu jira qorshe cusub oo ciidamadu u howlgali...

Sharesheekh mukhtaar Roobow Cali Abuu mansuur oo maalinnimadii shalay ahyd soo gaaray magaalada xuddur ayaa lagu wadaa in maanta uu lakulmo Ururada Bulshada ee Degmada Xuddur. Roobow ayaa wali lahadlin warbaahinada haseyeshee marka uu dhamaysto kulamada gaar gaarka ah waxa lagu wadaa in uu goob fagaaro ah bulshada kulahadli doono. Share...

ShareWafdi oo uu hogaaminayo wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Dowlada Fedearaalka Soomaaliya Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamed oo uu wehliyo Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur ayaa maanta soo gaarey Magaalada Xuddur ee Gobolka Bakool. Waxana soo dhoweeyey Maamulka Masuuliyiinta Gobolka, Degmada, Saraakiisha Ciidamada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Guddoomiyaha...

ShareWasiiru Dowlaha Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Maamul Goboleedka Koofor Galbeed Soomaaliya Abba Awow Suufi Xaaji Cafaan ayaa maanta dahfuray tababar uu soconayo mudo shan maalmood ah oo looqabtay dhalinyada Gobolka Bakool. Tababarkaan ayaa waxa u jeedadiisu tahay in kor looqaado Aqoonta dhalinyarada si loo helo dhalinyaro tayo leh iyo in labalaariyo wadashaqeynta...

ShareXasan Maxamed Isxaag waa 25 sano jir katirsanaa Al-shabaab mudo 6 sano ah waxana maanta isku soo dhiibey gacanta maamulka Gobolka Bakool xasan waxa uu sheegey in al-shabaab uga shaqeynayey qeynta caafimaadka tababaro ay siiyeen ka dib, wuxuna cadeeyey in weilgiis dagaal ka qeyb galin balse uu ahaa oo keliya kalkaaliye caafimaad, waxana mudadaasi 6 sano ah ka howgaleyey...

Sharein kabadan 25 gawaarida xamuulka qaado oo raashiin u siday ganacsatada magaalada xuddur ayaa soo gaarey magaalada Xuddur. Gawaaridaan ayaa waxa ay keeneen Raashiin, Qudaar, Qalabka dhismaha, Bagaash iyo shidaal oo maalmahaan dambe ka go’onaa suuqyada magaalada xuddur taasi oo sababtey in sicirbarar dhanka maciishada ah laga dareemo waxayna sigaar ah u noloshooda...

Bakoolnews
error: Content is protected !!