Scroll to Top

Bakool News

bakoolnews.com

ShareBarbaarta gaashaaman ayaa waxa ay soo bandhigayaan Ciyaaraha Hidaha iyo Dhaqanka ee caanka ku ah Gobolada Koofur Galbeed Soomaaliya wxana lagu wadaa in maalinta berito lacaleema saaro Guddoomiyaha Degmada Xuddur iyo Labadisa ku xigeeno oo dhowaan ladoortey. Share...

ShareWafdigani oo uu Hogaaminayo Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ay wehliyaan Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Maamul Goboleedka Koofur galbeed iyo Xildhibaan Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo ka tirsan Xildhibaanada DFS ayaa maanta soo gaarey magaalada xuddur ee Xaruunta Gobolka Bakool, waxana halkaasi ku soo...

ShareXildhibaanada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo aan muddooyinkan wax kulan ah yeelan ayaa maanta oo Sabti ah kulan ku leh xaruntooda, iyadoo lagu wado inay ansixiyaan sharciyo iyo heshiis Xukuumadda u soo gudbisay. Xildhibaanada ayaa maanta cod u qaadaya heshiiska is dhaafsiga Maxaabiista ee dhex maray dowladaha Soomaaliya iyo Hindiya,...

ShareShan arday iyo nin waardiye ah ayaa toogasho lagu dilay iskuul ku yaal meel u dhaw xadka Kenya ay la wadaagto South Sudan. Warbaahinta maxalliga ah ee Kenya ayaa ku warramaysa in weerrarka ardayda iyo ninkaas lagu dilay uu dhacay arooryadii hore ee saaka. Ma ay cadda cidda weerrarkan ka dambaysay iyo sababtaba. Share...

ShareMaxamed macalin oo horey u ahaa Gudoomiyaha degmada xuddur ayaa markale maanta dib loo doortey kadib markii ay wada tartameen shaqsi lagu magacaabo Maxamed cabdiraxmaan. Waxaa sidoo kale gudoomiye kuxigeenka kowaad heley Mustaf Adan iyadoo gudoomiye xigeen labaad degmada loo doortey Humow Mursal . Waxaana magaalada maanta kajirey isku soo baxyo lagu taagerayey maamuka...

ShareWararka ka imanaya magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay rasaas ku fureen diyaarad ka soo degtay garoonka diyaaradaha magaalada Xudur ayna waxyeelo ka soo gaartay diyaarada. Dad jooga magaalada Xudur ayaa saxaafada u sheegay in diyaaradda ay garoonka kusoo degtay, kadibna iyadoo aan rarkii dhigin ay damacday inay duusho. Sarkaal...

ShareXaflad aad uqurux badan oo ay ku qalinjebinayeen Ardey baratay Gargaarka Deg-dega ah ayaa Galabta lagu qabtay xaruunta Hay’ada Bisha Cas ay ku leedahay Degmada Xuddur. Waxana xafladani suura geliyey Hay’ada Bisha Cas. Tirada ardeyga qalinjebisey waxay kor u dhaafayeen 70 ardey oo isugu jira Gabdho iyo Wiilal. Ardeydaan baratay gargaarka deg dega ah waxay...

ShareKa dib markii maanta Magaalada Xuddur kulan Albaabada uxirnaa ay ku yeesheen Maamulka Gobolka bakool kan Degmada Xuddur, Saraakiisha Ciidamada iyo waxgaradka magaalada. Kulankaan ayaa waxa looga hadlayey sidii Dayuurada qaadka looga jooyin lahaa magaalada xuddur oo mudooyinkaan dambe hoy u noqotay dayuuradaha qaadka oo maalintii dhowr dayuuradood ku soo degta, markii...

Share Waa Magaalo Noocee Ah Xudur?! Magaalada Xudur, Xarun goboleedka Gobolka Bakool ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxaa hoos taga Shan Degmo oo kala ah: Ceelbarde, Rabdhuure, Waajid, & Tiyeeglow. Xudur oo Xaruntii gobolka ah ayaana shaneesa. Waa magaalo ay taariikhdeedu dib ugu noqonayso mudo qarni & bar ah, waxaana ku nool dad lagu qiyaasay 13000 oo Qoys sida...

ShareWafdi oo uu hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha ee Maamul goboleedka koofur galbeed soomaaliya Madoobe Nuunow Maxamed oo ay wehliyaan wasiiro, Xildhibaano iyo Guddiga farsamada ee maamul u sameynta Degmaayinka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta gaarey Degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool waxana halkaasi ku soo dhoweeyey Maamulka Degmada Ceelberde iyo waxgaradka...

error: Content is protected !!