Scroll to Top

Bakool News

bakoolnews.com

ShareAwood Qeybsiga Beelaha ee 27 ka Xubnood ee Golaha Degaanka Degmada Xuddur. Iyo qaabka beelaha loo kala siiyey No BEESHA SAAMIGA RAG Iyo HAWEEN   1 Hadame  9 -Xubnood 7 rag Iyo 2 Dumar ah 2 Jiroon  4 -Xubnood 3-rag ah Iyo 1-Dumar ah 3 Leysaan  4 -Xubnood 3 -rag ah Iyo 1-Dumar ah 4 Luway  4 -Xubnood 3-rag ah  Iyo 1-Dumar ah 5 Hariin  1-xubin 6 Maalin wiine...

Share25 Odey oo wakiil ka ahaa 10 ka beelood  ee wada dega Degmada Xuddur ee Gobolka Bakool ,islamarkaasna loo wakiishey in ay kala qeybiyaan 27 kii Gole Xildhibaan oo ka mid noqonaya Maamulka Degmada Xuddur, ayaa kulamo sedex maalmood ka dib intey isku khilaafeen Awood qeybsigii waxay dib uga celiyeen Guddiga Farsamada Doorashooyinka. Gudiga ayaa waxaa Waxa laga sugayaa...

ShareXildhibaan Xasan Macalin Yuusuf (Black) oo ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Dowlada KGS ayaa maanta deeq dhar ah oo isugu jirta Uniform Sports oo ilaa  8 Team oo kubada Cagta ah iyo 4 Team oo Kubada Koleyga ah  iyo Hadiyad gaar ah oo uu ugu talagaley Golaha Malaaqyada ee Degmadatan Xuddur. Xaflada Xildhibaanka ku bixinayay deeqdaan waxaa ka soo qeyb galey Masuuliyiinta...

ShareMagaalada Xuddur oo Bandow lagu soo rogey. Waaberigii Saaka ayaa wadooyinka waa weyn ee Magaalada Xuddur waxa lagu arkayey Ciidamo aad u hubeysan oo baaritaano ku sameynayey gawaarida taasi oo ah mid aan horey looga baran gudaha magaalada xuddur,   Saraakiisha ciidamada ayaa arintaan ku sheegey mid ay ku xaqiijinayaan Amaanka, waxayna amar ku bixiyeen in mudo...

ShareGudoomiyaha gobolka Bakool ayaa ku eedeeyey taliyaha ciidanka ee gobolkaasi dilka gabar dhallinyaro ah oo aheyd hooyada canug yar oo 7 bilood jir ah, taasoo la sheegay in muddo iminka laga joogo afar maalmood lagu toogtay tuulada Mooragaabey ee magaalada Xudur. Gudoomiyaha gobolka Bakool, Maxamed Cabdi Tool oo VOA-da uwaramay  ayaa sheegay in dabagalkii dhacdadaasi...

ShareWaxaa la filayaa in dhowaan  maamul cusub loo sameeyo Degmada Xuddur ee xarunta Gobolka Bakool.oo maalmihii lasoo dhaafay laga dareemayay gudaha degmada. Wasaaradah Arimaha gudaha Soomaaliya iyo maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxay mudooyinkaan ku howlanaayeen sidii loo heli lahaa ergo soo xula golaha deegaanka. Ergooyink oo gaarayo150 xubnood ayaa waxay ka kala yimaadeen...

ShareDeegaanka Moor-gaabey oo hoos yimaada degmada Xuddur ayaa xalay lagu diley Haweeney kadib markii gurigeeda lagala baxay. Haweeneydan oo 20 jir ah ayaa lagu magacaaba Faadumo C/llaahi Abdiraxaman, waxayna dadka deegaanka u yaqaanaan “ukuney” . Waxaa la sheegeyaa in habeen saq dhexe  lagala baxay gurigeeda,kadibna lagu toogtey meel aan sidaa ugu fogeyn gurigeeda...

ShareDegmada Ceelberde waxa ka jira Biyo la’aan aad udaran ka dib markii uu cilad gashay Ceelkii riiga ahaa ee Bulshada Degmadaasi ay biyaha kacabi jireen, waxana biyo la’aantaasi ay jirto labadii usbuuc ee lasoo dhaafey, majirto Ceel kale oo biyo laga cabo oo kuyaal degmadaasi ,marka laga reebo Ceelal magaalada Masaafo u jiro, biyo la’aantaan ka jirta Degmada Ceelberde...

ShareMunaasabada Xuska Dhalashada Nabigeena Maxamed NNKHA ayaa si weyn loogu soo bandhigay Magaalada Xuddur ee Gobolka Bakool. Maalmihii la soo dhaafay magaalada Xuddur waxa ka socday munaasabado lagu soo dhoweynayey dhalashada Nabiga  CSW, Masaajidada magaalada waxa lagu xiray codbaahiyaal taas oo bulshada loogu sharxayey  dhalashada Nabigeena NNH , Amaantiisa, Taariikhda...

ShareWarar kala duwan ayaa laga soo sheegayaa degmada Tiyeeglow in ciidamada huwanta ah ku dhowaadeen. Ciidamo isku dhaf ah oo ay kamidyihiin kuwo kasocda k/galbeed iyo qaar dowladda dhexe. Majirto wax isku hor imaad ah oo kala kulmeen Al-shabaab. Share...

error: Content is protected !!