Scroll to Top

Bakool News

bakoolnews.com

ShareIsku aadka kooxaha ciyaaraya tartanka xiisaha badan leh ee horyaalada Yurub ama Champion League ayaa goor dhow lagu dhowaaqay  32ka kooxood guruubyada ay ku ciyaarayaan. Kulamada dhex maridoona kooxaha Bayern Munich, Atletico Madrid- Real Madrid, Borussia Dortmund- Barcelona, Manchester City iyo PSG V Arsenal ayaa ah kulamada ugu xiisaha badan ee ka soo baxay isku...

ShareXulka Puntland ayaa ku guuleystay Koobkii Maamul goboleedyada, kadib markii rigoorayaal 5-3 uga badiyeen xulka Jubbaland ciyaartii Finalka oo aheyd mid xiiso leh ayaa waxaa ka so qeyb galay kumanaan ruux. Labada xul ee Puntland iyo Jubbaland ayaa soo bandhigay ciyaar aad u fiican, kana muuqatay farsamo aad u wanaagsan, iyadoo sagaashankii daqiiqo iyo sodon daqiiqo...

ShareXulka Portugal ayaa xalay markii u horeysay ku guuleystay Koobka Qaramada Yurub ee EURO 2016, kadib markii ciyaartii Finalka 1-0 uga badiyeen xulka Faransiiska oo Tartankan marti gelinayay. Ciyaarta oo ahead mid aad u xiiso badneyd ayaa ka dhacday garoonka Stade de France ee magaalada Paris, waxaana ka qeyb galay daawashadeeda kumanaan dadweyne, iyadoo shaashado waa...

ShareCiyaarta kama dambeysta ee Finalka Koobka Qaramada Yurub ee EURO 2016 ayaa waxaa caawa fooda is dari doona xulalka Portugal iyo France, waxaana si aad ah isha loogu hayaa xiisaha kulanka Final. Ciyaarta caawa ayaa ka dhici doona Garoonka Stade de France ee magaalada Paris, iyadoo ammaanka si aad ah loo adkeeyay. Labada xul waa Portugal iyo France ayaa kulamadii Sema...

ShareKoobka kubada cakta dalalka Yurub ee sanadkaan loogu magac daray Euro 2016 ayaa fiidnimada caawa ka bilaaban doona dalka France, xilli amaanka wadankaasi aad loo adkeeyey. Dalka Faransiiska wali wuxuu ku jiraa xaalad dag dag ah kadib weerarki kooxda Daacish ay ku qaaday magaalada Paris bishii November ee sanadki hore markaas oo ay dileen dad ka badan 130 ruux. In...

ShareKooxda aan caanka aheyn ee Leicester City ayaa loo boqray horyaalnimada kubada cakta dalka Ingiriiska xalay taasoo ka dhigtay mid ka mid ah sheekooyinki ugu yaabka iyo xiisaba badnaa ee taariikhda isboortiga aduunka. Horyaalnimada Leicester ayaa ka danbeysay marki ay kooxda Tottenham oo kaalinta labaad ku jirta ay bar bar dhac 2-2 ah la dhaafi weysay Chelsea. Taasi...

ShareTartan ciyaar kubbada cagta ah oo u dhexeysa labo gobol oo ka mid ah gobolada Waqoyi Galbeed Soomaaliya ee maamulka Somaliland ayaa waxaa ka dhashay rabshado sababay in hal ruux uu geeriyoodo tiro kalana ay ku dhaawacmaan. Ciyaartan oo ka dhacaysay garoon ku yaal magaalada Boorama ayaa u dhexeysa labada gobol ee Awdal iyo Maroodijeex oo ah gobolka Waqoyi galbeed. Muran...

ShareKooxda Manchester United ayaa markii u horeysay qabatay hogaanka Premier League, labo xilli ciyaareed kadib, iyadoo hogaanka ugu dambeysay xilligii ay ku guuleysatay Horyaalkii xilli ciyaareedkii 2013/2014. Manchester United ayaa 3-0 garoonkeeda Old Trafford uga badisay kooxda Sunderland, iyadoo goolasha ay u kala dhaliyeen Memphis Depay oo dhaliyay goolkii u horeeyay...

ShareDalka Ingiriiska waxaa maanta looga dabbaaldegay taariikh cusub oo ay dhigtay boqoradda Elizabeth 2aad oo noqotay qofkii ugu xukunka dheeraa intii ay jirtay boqortooyada Ingiriisku kaddib markii ay taajka boqortooyada haysay muddo 63 sano ah. Hase ahaatee waxaa kaloo maanta taariikh cusub dhigay xiddigga kubadda cagta ee Ingiriiska Wayne Rooney kaddib markii uu xalay...

ShareWaxaa maanta garoonka kubadda cagta magaalada Baydhabo Kusoo geba gebooobay tartan  lagu tartamayo  koob loogu magacdaray is dhexgalka Bulshada ,kaaas oo loogu tala galay soomaalida qaxootiga  ku ahaa dibadda oo dib ugus oo laabtay dalka iyo bulshada kale. Tartanka koobkan ayaa waxaa soo qabanqaabiyey  Ururka SIPEJ iyo Gudiga Olombikada KGS iyo wasaarada isbortiga...

error: Content is protected !!