Scroll to Top

Bakool News

bakoolnews.com

ShareAssalamu Calykum Warahmatullahi wabarakatuhu Qisada maanta ee qisooyinka Quraanka waxa aan ku soo qaadanaynaa dadkii Muslimiinta ahaa ee iyaga oo nool godadka naarta ah lagu guray iyo casharada ku jira. Fadlan halkan ka daawo hadii aad awoodana sii fidi. Share...

ShareAssalamu Calykum Waraxmatulahi Wabarakatuhu Qisada sheekada dhexmartay nabi Muse iyo nabi Khidir waxa ay ka mitahay qisooyinka cajiibka badan ee  Quraanka ku soo arooray. Barmaamijka 17 aad ee barmaamijyada Qisooyinka Quraanka waxa aan ku eegi doonaa qisadii Nabi Muse iyo Khidir ee uu Allah Quraanka kaga waramay . Fadalan ka faa’idayso siina gaadhsii intii...

ShareAssalamu Calykum WW Barmaamijka 15 aad ee barmaamijyada qisooyinka Quraanka waxa aan maanta ku soo qaadanaynaa qiso uu Allah si kooban ugaga hadlay Surah An-Nahl. Waa magaalo inta uu Allah u nicmeeyay nimcadiii garan wayday. Kadibna Allah ciqaab ku soo riday. Qisada magaaladaas iyo casharada laga baran karo ayuu ku saabsan yahay barmaamijkeenu. Fadlan daawo siina...

ShareAssalamu Calykum Waraxmatullahi Wabarakatuhu Qisooyinka uu Quraanku ka sheekeeyay waxa ka mida kudbada uu Ibliis (Shaydaan) naarta dhexdeeda u jeedin doono dadkii aduunka raacay. Khudabadaas Ibliis iyo duruusta laga faa’idaysan karo ayuu ku saabsan yahay barmaamijka 14 aad ee barmaamijyada qisooyinka Quraanka. Fadlan daawo siina fidi si aad ajarka wax uga hesho. Share...

ShareAssalamu Calykum waraxmatullahi wabarakatuhu Carabtii ku noolayd Jaziirada Carabtu ma ahayn dad ay qaamuuskooda ku jirto kalimada cadaalad. Waxa hadaladooda ka mid ahaa “Qofkii aan ceelkiisha ilaashan waa laga dumin qofkii aan wax dulmina waa la dulmiyaa. Barmaaijka 6aad ee silsilada barmaamijyadan waxa aan maanta ku eegi doona sida uu Quraanku uga hadlay arinkan,...

ShareAssalamu Calykum waraxmatullahi wabarakatuhu Ramadaan Mubaarik mar kale Cusayr waxa uu maalin maalmaha ka mida is waydiiyay sida uu Allah u soo noolayn karo dadku ka dib marka ay dhintaan . Sheekadiis oo uu  Allah  kaga sheekeeyay Suratul Baqarah ayuu ku saabsan yahay barmaamijka afraad ee barmaaijada taxanaha ah ee aan ugu tala galay bisha barakaysan ee Ramadaanta....

ShareAssalamu Calykum waraxmatullahi wabarakatuhu Ramadaan Mubaarik mar kale Qisooyinka Quraanku waa barmaamij maalin le ah oo aan ugu talagalay bisha barakaysan ee Ramadaanta. Waa barmaamij aan maalin kasta aan ku soo qaadan doono hal dhacdo ama qiso oo uu Quraanku ka hadlay iyo casharada aynu ka faa’idaysan karno. Fadlan halkan ka daawo barmaamijkii sadexaad ee...

ShareAssalamu Calykum waraxmatullahi wabarakatuhu Ramadaan Mubaarik mar kale Qisooyinka Quraanku waa barmaamij maalin le ah oo aan ugu talagalay bisha barakaysan ee Ramadaanta. Waa barmaamij aan maalin kasta aan ku soo qaadan doono hal dhacdo ama qiso oo uu Quraanku ka hadlay iyo casharada aynu ka faa’idaysan karno. Fadlan daawo barmaaijka labaad oo aan kaga hadlayno...

ShareAssalamu Calykum waraxmatullahi wabarakatuhu Qisooyinka Quraanku waa barmaamij maalin le ah oo aan ugu talagalay bisha barakaysan ee Ramadaanta. Waa barmaamij aan maalin kasta aan ku soo qaadan doono hal dhacdo ama qiso oo uu Quraanku ka hadlay iyo casharada aynu ka faa’idaysan karno. Fadlan daawo siina fidi, ajar baa kuugu jira. Share...

error: Content is protected !!