Scroll to Top

Bakool News

bakoolnews.com

ShareAwwb,  Mahad gaar ah Alle ayeey usugnaatay, Waxaan mar kale aan kawada hadlaynaa wanaagii iyo wax qabadkii Bulshadeed, waxaa heer gabagaba ah marayaa inuu furmo mar dhow Schoolkii Hudur ee dhowaan galka aha, walaalaha waxaa laweydiinaya ama laga codsanaya  in qof kasta kaalintiisa dhiira galineed markaan loo baahanyahay iyo cawinaadiisa intuba, Hadii aad dhihi...

ShareKu celis 1947-dii sarkaalka u qeybsanaa arimaha bulshada magaalada xuddur waxaa la oran jirey A.J Cooper oo kamid ahaa gumeystihii ingiriiska ee ku sugnaa magaalada xiligaas,sidoo kale Taliyaha saldhiga booliska magaalada xuddur isla sanadkaas wuxuuu ahaa Maxamed Yuusuf Dhuuxe, Garsoorka magaalooyinka Tiyeeglow ,waajid iyo xuddur ninka hayey waxaa la oran jirey sanadkii...

ShareMudo dhowr bilood ah waxaa hakad ku jirey barnaamishkii isbuuclaha ahaa ee lagu soo daabici jirey bakoolnews,kaasi oo lagu magacaabi jirey “Madasha Maanta” wuxuu ku saabsanaa  qormooyin dib loogu eegayey Taariikhihii uu lahaa Gobolkii  Alta-Jubba gaar ahaan gobolka Bakool iyo waxa la xariira. Qormooyinkan oo lagu soo bandhigayey saameyntii Gumeystihii Talyaaniga...

ShareDunida aan Guudkeedu Saaranahay waxaa la,xusaa inay jiraan 7 Mucjisadood oo Aduunka kajira waa wax Kheyrul caadi ah ay ku,adagtahay Binu,aadamka inuu sameeyo inkasta Mucjisooyinkaan ay sameeyen Isla Binu aadam balse ay aheyd waa hore hadaba Dhismaha Taj,Mahal wuxuu kamid yahay 7da layaab ee Aduunka u Diiwaan gashan.   Hadaba maxay tahay Taj,Mahal,? waa Dhismo...

ShareMarxuum Shariif Saalax Maxamed Cali oo ka mid ahaa Qorayaashii Afka Soomaaliga, ayaa haa Macallim xog-ogaal u ah Galgankii xornimo doonka, loollammadii xornimo dhalinta iyo xoogaggii xornimo-diidka ahaa, wuxuuna ka Qoray Buug taariikhda Soomaaliyeed ku tifaftiran tahay oo kasoo bilaabata waayihii Dagaalkii 2aad, kuna soo ebyooma ilaa xornimo laga qaato, iyo waayihii...

ShareSheeko ku saabsan faqriga Mid ka mid oraahihii ama tusaalayntii Maxamed Sheekh Cabdalla, taas oo aan ku soo qaadanayno waxa uu ka yiri dhibaatooyinka faqriga ama xoolo la’anta. Siddy walhaad fagiirtinimy ya leh: Koodkaa oo liinky koodany. Kibirkaa oo liing kahadaany. Kusaarkaa oo liing kolkooliyaany. Tan koowaad (Koodkaa oo liinky koodany) waxaa loola...

Share1960-kii xorriyadda dalka Soomaaliya kadib.Gobolka Jubbada sare ayaa la isku dhihi jirey Bay,  Bakool iyo Gedo gobollada hadda loo yaqaanno waxaa laga xukumi jirey Baydhabo. markaas jubbada sare waxay aheyd degmooyinka Baydhabo, Xuddur, Baardheere, Luuq iyo Buurhakabo. 1971-dii ayaa la kala qeybiyey jubbada sare waxaana laga dhigay 2 gobol oo kala ah Bay iyo Bakool,...

ShareMagaalada Xuddur oo kamid degmooyinka gobolka bakool,ayaa waxay leedahay Taariikh mug weyn oo qoto dheer,waxayna magaaladu tahay xudunta dhaqanka gobolka bakool,waxaa sidoo kale kamid tahay magaalooyinka gumeystihii Talyaaniga iyo  Ingiriiska ku raagey. Sida Taariikhda ku qoran Talyaaniga ayaa wuxuu yimid xuddur 1914-tii kadib sanad markii 1913-kii baydhabo uu qabsaday.Talyaaniga...

ShareGobolka Bakool waa mid ka mid ahaa 18kii Gobol ee jamhuuriyaddii Soomaaliyeed, isla markaasna waqtigaan la joogo ee federaalka la noqday ka sii mid ah 3da Gobol ee uu maamulka (Koonfur-galbeeg) ka kooban yahay, kuna yaalla goob aad istiraatiiji u ah, hodanna ku ah xoolaha nool iyo beerahaba, isla markaana safka hore kaga jira meelaha uu ku dhaqmo Geela oogu badan...

ShareWaxaa si kooban u sharxaynaa waqtiyadii ay qabsadeen bakool gumeystiyaashii talyaaniga iyo ingiriiska iyo taariikhdu sidey kala aheyd.   Caasimad Goboleed ayaa laga dhigey xuddur 1926-dii, xiligii maamulkii Cesare Maria De Vecchi ,sidoo kale xuddur wuxuu mar labaad noqdey caasimad goboleedka bakool 1973-dii.   GumeystihiiTalyaaniga ayaa soomaaliya wuxuu...

error: Content is protected !!