Qisooyinka Quraanka (15) – Magaaladii Gaajada iyo Cabsida lagu ciqaabay

by admin | Monday, Jun 20, 2016 | 207 views

Assalamu Calykum WW

Barmaamijka 15 aad ee barmaamijyada qisooyinka Quraanka waxa aan maanta ku soo qaadanaynaa qiso uu Allah si kooban ugaga hadlay Surah An-Nahl. Waa magaalo inta uu Allah u nicmeeyay nimcadiii garan wayday. Kadibna Allah ciqaab ku soo riday. Qisada magaaladaas iyo casharada laga baran karo ayuu ku saabsan yahay barmaamijkeenu.

Fadlan daawo siina fidin

Like it? Share it!

Leave A Response