Qisooyinka Quraanka (17) – Qisadii nabi Muse iyo Khidir

by admin | Wednesday, Jun 22, 2016 | 330 views

Assalamu Calykum Waraxmatulahi Wabarakatuhu

Qisada sheekada dhexmartay nabi Muse iyo nabi Khidir waxa ay ka mitahay qisooyinka cajiibka badan ee  Quraanka ku soo arooray. Barmaamijka 17 aad ee barmaamijyada Qisooyinka Quraanka waxa aan ku eegi doonaa qisadii Nabi Muse iyo Khidir ee uu Allah Quraanka kaga waramay .

Fadalan ka faa’idayso siina gaadhsii intii aad awoodo.

Like it? Share it!

Leave A Response