Sawiro:Xaawo yarey oo la gaarsiiyey magaalada muqdisho si loo daaweeyo

by admin | Friday, Aug 12, 2016 | 646 views

kadib  labo maalin kahor  oo Bakoolnews lagu baahiyey Xaawo yaray oo gabar 6 jir ah qabteyna xanuun aad u daran oo gubasho ah ayaa waxa caawinteeda u istaagey dad kheyr doon ah oo kusugan dalka gudihiisa iyo dibadiisa .

Waxa suurta gashey in gabadhii loo qaado magaalada mogdisho oo haatan lagula tacaalayo caafimaadkeeda, waxana ilaa iyo hada loo sameeyey dhiig kushubid maadaama hp-geeda uu kayaraa 4.6.

Hadaba walaal cidna kaama xigto caawinteeda ee Alle dartiis wax ula bax  oo ugargaar gabadhaan yar

m4

m2

m1

 

 

Like it? Share it!

Leave A Response