Yola;waxaa meel fiican maraya inuu furmo goor dhow iskuulkii Xuddur

by admin | Friday, Aug 12, 2016 | 397 views

Awwb,  Mahad gaar ah Alle ayeey usugnaatay, Waxaan mar kale aan kawada hadlaynaa wanaagii iyo wax qabadkii Bulshadeed, waxaa heer gabagaba ah marayaa inuu furmo mar dhow Schoolkii Hudur ee dhowaan galka aha, walaalaha waxaa laweydiinaya ama laga codsanaya  in qof kasta kaalintiisa dhiira galineed markaan loo baahanyahay iyo cawinaadiisa intuba,

Hadii aad dhihi lahayd 10 canug ayaan ka’dhiibaya Fee-ga Schoolka waa 10×10= $100 oo kaliya bishii ama 5 hadaad qaadato $50 oo waxaa wax bari kartaa  qoys dhan caruurtooda, majiro qabiil waxay ufasax tahay ruux kasta oo Muslim ah oo muxsin ah ee jecel inuu Qof kaloo walaalkiisa ah wax taro ama uu caawiyo.
 

Qof kasta ee uu damaanad qaado inuu Qof qura wax kadhiibo numberka ay doonta hala ekaatee waxaan ubalan qaadaynaa kadhalanyara ahaan, Ardayga Magiciisa oo 3aad, Sawirkiisa Da’adiisa,heerka uu kayahay Schoolka,inuu agoon yahay iyo in kale, Marka danbana waxaan sidoo kale idin lawadaagi doonaa dhaman macluumaadka Ardayga Marks-kiisa, marxaladda iyo mustawaha uu maraya iyo waxaa iskabdalay Ardaygii aad lacagta kadhiibaysay,hadii Alla edmo.

 

Guud ahaan waxaa inoo balan ah inuu kaguuro marxaladda uu Gobolka uuujiro haatan.

 

Bandhigeena ayaad uga bogan doontaa hoose, wixii su’aal ah ama ra’i ah waan ubaahanahay maskaxdaada kama maarano.

Like it? Share it!

Leave A Response