Ciidamada Dowlada Soomaaliya Oo lawareegey Gacan ku haynta Degmada Tiyeeglow Ee G/bakool.

by admin | Monday, Nov 14, 2016 | 164 views

Warar kala duwan ayaa laga soo sheegayaa degmada Tiyeeglow in ciidamada huwanta ah ku dhowaadeen.

Ciidamo isku dhaf ah oo ay kamidyihiin kuwo kasocda k/galbeed iyo qaar dowladda dhexe.

Majirto wax isku hor imaad ah oo kala kulmeen Al-shabaab.

vlcsnap-2016-11-14-11h07m33s189

vlcsnap-2016-11-14-11h12m20s225

Like it? Share it!

Leave A Response