Isfahan la aan kajirta 25-tii odey ee loo wakiishay inay soo xulaan Golaha degmada Xuddur

by admin | Wednesday, Sep 13, 2017 | 73 views

25 Odey oo wakiil ka ahaa 10 ka beelood  ee wada dega Degmada Xuddur ee Gobolka Bakool ,islamarkaasna loo wakiishey in ay kala qeybiyaan 27 kii Gole Xildhibaan oo ka mid noqonaya Maamulka Degmada Xuddur, ayaa kulamo sedex maalmood ka dib intey isku khilaafeen Awood qeybsigii waxay dib uga celiyeen Guddiga Farsamada Doorashooyinka.

Gudiga ayaa waxaa Waxa laga sugayaa maalmahan dhow in xaliyaan ama ay soo jeediyaan go aanka ay ka qaataan arintan

Beelaha Gobolka dega qaar kamid ah ayaa ka cabanaya eex,iyadoo beesha Eylo hore usheegtey inaan lagu casuumin madasha .

 

Like it? Share it!

Leave A Response