Awood Qeybsiga Beelaha ee 27 ka Xubnood ee Golaha Degaanka Degmada Xuddur

by admin | Tuesday, Sep 19, 2017 | 34 views

Awood Qeybsiga Beelaha ee 27 ka Xubnood ee Golaha Degaanka Degmada Xuddur. Iyo
qaabka beelaha loo kala siiyey
No BEESHA SAAMIGA RAG Iyo HAWEEN

 

1 Hadame  9 -Xubnood 7 rag Iyo 2 Dumar ah

2 Jiroon  4 -Xubnood 3-rag ah Iyo 1-Dumar ah

3 Leysaan  4 -Xubnood 3 -rag ah Iyo 1-Dumar ah
4 Luway  4 -Xubnood 3-rag ah  Iyo 1-Dumar ah
5 Hariin  1-xubin
6 Maalin wiine 1-xubin
7 Garwaale 1- xubin
8 Reer Dumaal 1 -xubinDSC00615
9 Waanjel 1-xubin
10 Ashraaf  1-xubin

 

Like it? Share it!

Leave A Response