Xaflad Caleemasaar oo lagu qabtay Gudaha Magaalada Xuddur.

by admin | Thursday, Sep 28, 2017 | 14 views

Munaasabadaan oo  lagu caleema saarayey Xildhbaanka Cusub oo ay yeelatay Beesha waanjeel ayaa  maanta lagu qabtay mid ka mid ah Hoteelada ku yaala Magaalada Xuddur ee Gobolka Bakol.

Aadan Isxaag Ibraahim oo loo yaqaano (Qayliyow) ayaa afarta sano ee soo socota wuxu ka mid noqon doonaa Xildhibaanada Golaha Degaanka ee Degmadatan Xuddur, kuwaas oolagu wado in mardhow ay doortaan Guddoomiyaha Degmada Xuddur oo hada Xildhibaano badan oo Golaha Degaanka soo galey Musharixiin ay u yihiin sidii ay u qaban lahaayeen hogaanka Guddoomiyenimo.

Aadan Isxaag Ibraahim oo loo yaqaano (Qayliyow) waa xildhibaankii ugu horeeyey oo marka uu ku guuleystey Golaha Xildhbanada Degaanka Degmada Xuddur oo munaasabad Caleema saar loo sameeyey.DSC00649

Like it? Share it!

Leave A Response