Sidey u dhacdey Doorashadii Beesha Shirmaage.

by admin | Saturday, Sep 30, 2017 | 29 views

Lafta Shirmooge waxay laheyd 2 korsi waxana lookala doortey Maxamed Macalin Axmed Guddoomiyihii Degmada Xuddur iyo Cabdulaahi Cabdiraxmaan Maxamed (Anakaato) oo ah askarta Mileteriga ka Soomaaliya Majirin labadaan qof cid latartantey, waxayna ka mid noqdeen Xildhibaanada Cusub ee Golaha degaanka Degmadatan Xuddur.DSC00709

Like it? Share it!

Leave A Response