Natiijadii ka dhalatey Doorashadii Beesha Khamiisle ee maanta.

by admin | Saturday, Sep 30, 2017 | 19 views

Lafta Khamiisle waxay laheyd 2 korsi waxana lookala doortey Maxamed Cabdiraxmaan Maxamed (Malaag) oo horey uga tirsanaa Maamulka iyo Jibriil Yuusuf Maaney oo ah askarta Mileteriga Soomaaliya, waxana labadaasi korsi ku tartamey Maxamed Cabdiraxmaan Maxamed (Malaag), Cabdiqaadir Aadan Kuusow, Jibriil Yuusuf Maaney iyo Muxudiin Maxamed Cabdiraxmaan.

waxana natiijadii ay noqotey sida kor ku qoran.DSC00725

Like it? Share it!

Leave A Response