korsiga Beesha Gaaljeel oo bilaa dood la’aan lagu kala baxay.

by admin | Saturday, Sep 30, 2017 | 19 views

Lafta Gaaljeel waxay laheyd 1 korsi waxana loo doortey Nuur Axmed Xasan (Nuur dheere) majirin cid korsiga kula tartantey cod aqlabiyad leh ayaa si buuxda u heley, Nuur waxa uu  horey uga mid ahaan jirey maamuladii degaanadaan ka jirey ka hor intey san Al-shabaab degaanadaan lawareegin 2009 kii.DSC00850

Like it? Share it!

Leave A Response