Afartii korsi beesha Luwaay iyo halka ay ku dambeeyeen

by admin | Saturday, Sep 30, 2017 | 21 views

Beesha Luwway oo laheyd 4 korsi dhamaantoodna maanta waa la doortey

Waxana afrtaasi loo doortey:-

  1. Aadan Cabdi Isxaag (Shiine)
  2. Cabdirisaag Isxaag Saajin (Dadka)
  3. Hasey Maxamed Isxaag (Bereberow)
  4. Cabdulaahi Mursal Xasan (Humow)

Dhamaan dhalinyaradaan d’ada yar waxay ku cusub yihiin siyaasada.DSC00939

Like it? Share it!

Leave A Response