Korsiga Beesha Xariin oo Buukh la’aan lagu kala baxay

by admin | Saturday, Sep 30, 2017 | 17 views

Lafta Xariin waxay laheyd 1 korsi waxana si aqlabiyad leh u doorteen musharaxooda Cabdulaahi Nuur Abuukar (Faragle) majirin cid kula tartantey korsiga.

Waxana uu ka mid yahay beelooyinka fara ku tiriska ah ee si aan buukh laheyd musharaxooda ugu codeeyey.DSC00915

Like it? Share it!

Leave A Response