Wafdi Balaaran oo maanta gaarey Degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool

by admin | Sunday, Oct 1, 2017 | 21 views

Wafdi oo uu hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha ee Maamul goboleedka koofur galbeed soomaaliya Madoobe Nuunow Maxamed oo ay wehliyaan wasiiro, Xildhibaano iyo Guddiga farsamada ee maamul u sameynta Degmaayinka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta gaarey Degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool waxana halkaasi ku soo dhoweeyey Maamulka Degmada Ceelberde iyo waxgaradka magaalada.

 

Wafdigaan ayaa soo dhoweynta ka dib waxa uu kulan la qaatey maamulka degmada iyo ururada bulshada ra yidka qeybahooda kaladuwan.

vlcsnap-2017-10-01-15h02m33s178 vlcsnap-2017-10-01-15h05m04s165 vlcsnap-2017-10-01-15h05m28s151

Wafdigaan ayaa u jeedkiisu waxay aheyd in ay nidaanka maamul usameynta degmaca ceelberde ay kala hadlaan Bulshada iyo in tababar loo furo Ergooyinkii soo xuli lahaa Xubnaha Golaha degaanka degmada Ceelberde

Like it? Share it!

Leave A Response