Xaflad ay ku qalin-jebinayeen Ardey baratay Gargaarka Deg-dega ah ayaa lagu qabtay xaruunta Bisha Cas ee Degmada Xuddur

by admin | Thursday, Oct 5, 2017 | 46 views

Xaflad aad uqurux badan oo ay ku qalinjebinayeen Ardey baratay Gargaarka Deg-dega ah ayaa Galabta lagu qabtay xaruunta Hay’ada Bisha Cas ay ku leedahay Degmada Xuddur.

Waxana xafladani suura geliyey Hay’ada Bisha Cas.

Tirada ardeyga qalinjebisey waxay kor u dhaafayeen 70 ardey oo isugu jira Gabdho iyo Wiilal.

Ardeydaan baratay gargaarka deg dega ah waxay ku soo beegmayaan xilli hadal heynta Shacabka Reer Xuddur ay noqotay sidee wax looga bedeli karaa Caafimaad darada iyo Takhtar la’aanta ka jirta Gobolka Bakool.

FB_IMG_1507231380421 FB_IMG_1507231374225 FB_IMG_1507231367374

Like it? Share it!

Leave A Response