Degmada Xuddur oo maanta ka dhacday doorashadii Gudoomiyaha degmada iyo ku xigeenidiisa

by admin | Wednesday, Oct 11, 2017 | 60 views

Maxamed macalin oo horey u ahaa Gudoomiyaha degmada xuddur ayaa markale maanta dib loo doortey kadib markii ay wada tartameen shaqsi lagu magacaabo Maxamed cabdiraxmaan.
Waxaa sidoo kale gudoomiye kuxigeenka kowaad heley Mustaf Adan iyadoo gudoomiye xigeen labaad degmada loo doortey Humow Mursal .
Waxaana magaalada maanta kajirey isku soo baxyo lagu taagerayey maamuka cusub ee degmada xuddur .inkastoo wejiyada gudoomiye xigeenada ay cusub yihiin ayaa hadana Gudoomiyaha degmada xuddur uu ku raagey isagoo in kabadan 15 sano hayey .

Like it? Share it!

Leave A Response